Golaha Badbaadada Hirshabelle oo ka ka hadlay War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Kismaayo

  Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo uu gudoomiye u yahay Siyaasiga caanka ah, C/qaadir Maxamed Cusmaan(Barnaamij), ayaa si aad ah uga soo horjeestay Warmurtiyeedkii ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowalad Goboleedyada(GIDG). Golaha ayaa ku dhaliilay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare fashil siyaasadeed iyo mid hogaamineed, dhanka kale Goalaha Badbaadada Hirshabeelle ayaa  ku eedeeyay Mudane Waare  musuq maasuq … Continue reading Golaha Badbaadada Hirshabelle oo ka ka hadlay War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Kismaayo